aarbax
(m.l)

ld aarbixid.

aarbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aarbax

aarbixid [m.f.dh]
eeg aarbax². ld aarbax¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg