aarsasho
(m.f.dh)

eeg aarso. ld aarsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aarsasho

saarsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saarso.

ugaarsasho [m.dh]
eeg ugaarso. ld ugaarasho.

aarsi [m.l]
ld aarsasho.

abaarsasho [m.dh]
ld abaarsad, abaaraysasho.

ballaarsasho [m.f.dh]
eeg ballaarso. ld ballaarsad, ballaarsi.

cadgooso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka c.: cid godob ka gashay ka aarsasho.

cawaarsasho [m.f.dh]
eeg cawaarso.

ciilbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.

dadabxambaarsasho [m.f.dh]
eeg dadab- xambaarso. ld dadabxambaarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg