aasnow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax aasmay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aasnow

aasnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg aasnow. ld aasnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg