aaway
(e.we)

Erey weyddiimeed, oo sida falka, mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.: awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay “xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye, away, awday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aaway

haasaawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasaawee. ld haasaawin. haasaawee, haasaawin

saawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saawee. ld sawayn.

aawaye [e.we]
ld aaway.

away [e.we]
ld aaway.

awday [e.we]
ld aaway.

khilaawayn [m.f.dh]
eeg khilaawee. ld qalwayn.

mee [e.we]
(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg