ab'orijinis
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective) (-syo, m.dh)

Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ab'orijinis

ab'orijinis [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-syo, m.dh)
Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg