abaaldhicid
(m.f.dh)

eeg abaaldhac². ld abaaldhac¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaaldhicid

abaaldhac [m.l]
Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg