abaaraysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax abaari haleeshay ahaansho (dhul).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaaraysan

abaaraysnaan [m.f.dh]
eeg abaaraysan. ld abaaraysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg