abaaraysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld abaaree.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaaraysii

abaarayn [m.f.dh]
eeg abaaree. ld abaaraysiin.

abaaraysiin [m.dh]
ld abaarayn.

abaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax abaar ah ka dhigid (meel). ld abaaraysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg