abaarayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Wax abaari ku dhacday noqosho (meel). ld abaarso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaarayso

abaaraysasho [m.f.dh]
eeg abaarayso. ld abaaraysad, abaaraysi.

abaarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld abaarayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg