abaarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld abaarayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaarso

abaarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax abaari ku dhacday noqosho (meel). ld abaarso.

khabaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
War raadsasho.

abaar [m.dh] (-ro, m.l)
Dhibaato ballaaran oo roob la'aani keentay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg