abab
(m.l)

Ubad xoolaad oo daaq barad ah. ld abaab¹, ababid.

abab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

1. Ubad xoolaad daaq barasho. 2. Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm ku barbaarin. ld abaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abab

sabab [m.dh] (-bo/asbaab, m.dh)
Wax dhacay waxa keenay.

sabab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.

sababid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg sabab².

tababbar [m.l]
Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.

tababbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof ama nafley tababar siin.

tababbaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Nafley wax la tababbaray ahaansho.

tababbarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tababbar².

tababbarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tababbaran. ld tababarnaansho.

tababbarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tababbarnaan.

abaab [m.l]
ld abaabid; abab¹; ababid.

ab [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag.

ab [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
A.kay ma arag: weligay ma arag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg