ababi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Ubad xoolaad daaq barid. 2. Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm barid. ld abaabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ababi

sababid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg sabab².

abaab [m.l]
ld abaabid; abab¹; ababid.

abaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2]
ld ababi.

abaabid [m.dh]
eeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.

abaabin [m.dh]
ld ababin.

abaabis [m.dh]
ld Abaabid; ababid. ld ababis.

abab [m.l]
Ubad xoolaad oo daaq barad ah. ld abaab¹, ababid.

ababid [m.f.dh]
eeg abab². ld abaab¹, abaabid, abaabis, abab¹, ababis.

ababin [m.f.dh]
eeg ababi. ld abaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg