ababin
(m.f.dh)

eeg ababi. ld abaabin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ababin

abaabin [m.dh]
ld ababin.

bogcad [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-dyo, m.dh)
1. Dhasha fardaha iyo idaha inta aanay weli ababin. 2. Dhul yar oo bannaan.

cadcad [m.l]
Waxaro yaryar oo aan weli ababin.

gayax [m.l]
1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku noo.

abab [m.l]
Ubad xoolaad oo daaq barad ah. ld abaab¹, ababid.

abab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ubad xoolaad daaq barasho. 2. Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm ku barbaarin. ld abaab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg