abakaar
(m.dh) (-rro, m.l)

Haweeney waxyaabo yaryar ka ganacsata.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abakaar

abakaarnimo [m.dh]
Abakaar ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg