abaqaal
(m.l)

Tallaalidda laan geed laga soo gooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.

abaqaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

Laan geed laga soo gooyey geed ku tallaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaqaal

abaqaalid [m.f.dh]
eeg abaqaal². ld abqaal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg