abaqaalid
(m.f.dh)

eeg abaqaal². ld abqaal¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaqaalid

abaqaal [m.l]
Tallaalidda laan geed laga soo gooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.

abaqaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Laan geed laga soo gooyey geed ku tallaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg