abbaaye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

1. Wax ay gabadhi u tahay wiilka ama gabadha la dhalatay. 2. Erey “walaal” ka dhigan oo gabdhaha wada dhashay ama xigto ah ama is jecel isugu yeeraan. 3. Gabadhi waxa ay u tahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. ld abbaay, abbaayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abbaaye

abbaay [m.dh]
ld abbaaye.

abbaayo [m.dh]
ld abbaaye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg