abdo
(m.dh)

Qiimo; aayo; faa'ido; rajo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abdo

cabdo [m.dh]
Naf; ruux.

midabdoori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax midab ka beddelid.

midabdoorin [m.f.dh]
eeg midabdoori.

ab [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag.

ab [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
A.kay ma arag: weligay ma arag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg