abeesalugaley
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Berribiyood afar addin, dabo dheer iyo harag leh oo yaxaaska u eg, kana jurmi yar; masalugaley; riyanuug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abeesalugaley

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg