abeesow
(m.l)

Cudur maqaarka dadka ku dhaca oo u yeela barbaro kuwa abeesada u eg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abeesow

maroodiyow [m.l]
(daaw.) Cudur xun, luga barariya oo dadka iyo xoolaha ku dhaca; abeesow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg