abjac
(m.l) (-cyo, m.dh)

A. ah: qof madax adag oo garmaqaate ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abjac

abjacnimo [m.dh]
Abjac ahaansho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg