abjad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Heeryo cufan, culus oo ka sameysan cajillo, jawaanno, calallo iwm, oo isku tolan oo awrta rarka culus laga xijiyo; qobtol. ld abjed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abjad

abjed [m.l]
ld abjad.

garaggaro [m.dh]
Caws waaweyn oo abjadyada iwm laga sameeyo. ld gargar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg