abooto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Hooyada hooyadeed ama aabaha hooyadii; ayeeyo, macooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abooto

abbaayguddoy [m.dh] (-ooyin, m.l)
Cayayaan jiriiqaaqa iyo ayaxa la bah ah oo leh madax ka weyn jirka intiisa kale iyo lix lugood oo ay labada hore dhaadheeryihiin. ld ayeeyo-lugdheer; abooto-idabbadis.

abooto-idabbadis [m.dh]
Ayeeyo-lugdheer.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg