abqaad
(m.l) (-do, m.l)

(baay.) Ka rujinta geedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale. Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray ee loo wareejiyo dhulka”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abqaad

dabqaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito.

darabqaadasho [m.f.dh]
eeg darabqaado. ld darabdhaqasho.

darabqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Saxaro iyo kaadi iska dhiqid. ld darabdhaqo.

habqaad [m.dh]
Dhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg