abraar
(m.l)

1. Orod degegsiinyo leh oo hadba dhan loo ordo. 2. abraarid. ld abraarid.

abraar
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abraar

abraarid [m.f.dh]
eeg abraar². ld abraar¹ (2).

abraarsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marin.

abraarsiin [m.f.dh]
eeg abraarsii.

abraarsiis [m.dh]
ld abraarsiin.

gabraar [m.l] (-ro, m.dh)
Nin ugaarsada.

gabraar [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Dabidda, qabashada iyo laynta ugaarta.

gabraarad [m.l]
ld gabraarasho.

gabraarasho [m.f.dh]
eeg gabraaro. ld gabraarad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg