abshir
(m.dh)

1. War wanaagsan oo farxad leh. 2. Dariiq toosan oo kheyr lagu gaaro. Tus. “Abshirta Alle hana waafajiyo”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abshir

falxad [m.dh]
Wax la abshireysto oo nasiib wanaagsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg