abtirsi
(m.l)ld abtirsasho, abtirsiinyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abtirsi ↴
abtiris [m.l]
ld abtirin, abtirsiinyo.
abtirsasho [m.f.dh]
eeg abtirso. ld abtirsad, abtirsi.
abtirsiimo [m.dh]
ld abtirsiinyo.
abtirsiino [m.dh]
ld abtirsiinyo.
abtirsiinyo [m.dh]
Aqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday isu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi, abtirsiimo, abtirsiino.
abtirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Qof abtirsiinyadiisa sheegasho. 2. Ku a.: awoowo hore abtirsiinyo ku gelid.
fir [m.l]
1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg