abtirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Qof abtirsiinyadiisa sheegasho. 2. Ku a.: awoowo hore abtirsiinyo ku gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abtirso

abtirsasho [m.f.dh]
eeg abtirso. ld abtirsad, abtirsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg