aburshuqle
(m.l)

ld abashuqle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aburshuqle

abashuqle [m.l]
Guux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.

abashuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Abashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.

aburshuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
ld abashuqlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg