allabbariyid
(m.f.dh)

eeg allabbari². ld allabbari¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh allabbariyid

allabbari [m.l]
1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducaysanaysa. 3. allabbariyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg