asmee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

Asmo ku akhriyid; ku ganid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asmee

asmayn [m.f.dh]
eeg asmee.

xuub-balaasmeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(baay.) Xuubka badh habaha ah ee sameeya xadka dusha ee unugga. Xuubka badankiisu wuxuu ka samaysanyahay borotiinno iyo dufan. Wuxuu joogteeyaa walxaha gelaya iyo kuwa ka baxaya unugga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg