asool
(m.l)

1. ld oslid. Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo. 2. A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.

asool
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oolay, -ooshay)

Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asool

naasooley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld naasley.

asoolid [m.dh]
ld oslid.

asoollan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wan u taga u baahan (lax).

asoollanaan [m.f.dh]
eeg asoollan. ld asoollanansho.

asoollanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asoollanaan.

asoolli [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday)
Wan, lax kudid.

asoolliyid [m.f.dh]
eeg asoolli.

baraarshishi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Sabeen iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd asoolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg