asoollan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wan u taga u baahan (lax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asoollan

asoollanaan [m.f.dh]
eeg asoollan. ld asoollanansho.

asoollanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asoollanaan.

sulman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Lax wan u taga u baahan ahaansho; asoollan.

sulmoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Neef ida ah oo asoollan wan doonasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg