asoolli
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday)

Wan, lax kudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asoolli

asoolliyid [m.f.dh]
eeg asoolli.

sulmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Lax asoollin (wan).

sulmi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Lax asoollin (wan).

asool [m.l]
1. ld oslid. Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo. 2. A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.

asool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg