asqaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Nafley jahawareersan ahaansho. 2. Qof aqso hayso ahaansho. ld aqsaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asqaysan

aqsaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld asqaysan.

asqaysnaan [m.f.dh]
eeg asqaysan. ld aqsaysnaan, aqsaysnaansho, asqaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg