asqaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

1. Cid wax aqsaysan ka dhigid. 2. Cid hadal ku wareerin. ld aqsaysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asqaysii

aqsaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld asqaysii.

aqsaysiin [m.f.dh]
ld asqaysiin.

asqaysiin [m.dh]
eeg asqaysii. ld aqsaysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg