asqo
(m.dh)1. Dayow; dhama'. 2. Biyawaa; harraad. ld aqso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asqo ↴
aqso [m.dh]
ld asqo.
aqsoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld asqoo.
aqsoobid [m.dh]
ld asqood.
aqsood [m.l]
ld asqood.
aqsow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld asqoo.
asqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Wax harraad dareensan ahaansho. 2. Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.
asqoobid [m.dh]
ld asqood.
asqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg asqoo. ld aqsoobid, aqsood, asqoobid.
asqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -ooday; -oobi)
ld asqoo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg