asqoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

1. Wax harraad dareensan ahaansho. 2. Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asqoo

aqsoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld asqoo.

aqsoobid [m.dh]
ld asqood.

aqsood [m.l]
ld asqood.

aqsow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld asqoo.

asqoobid [m.dh]
ld asqood.

asqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg asqoo. ld aqsoobid, aqsood, asqoobid.

asqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -ooday; -oobi)
ld asqoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg