asqow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -ooday; -oobi)

ld asqoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asqow

asqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Wax harraad dareensan ahaansho. 2. Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg