asraar
(m.dh)

1. Cilmi kutubta sixirka laga helo oo loo adeegsado in dadka lagu waxyeeleeyo. 2. eeg sir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asraar

asraarrey [m.dh]
Naag cilmiga asraarta taqaan.

asraarrow [m.l] (-wyo, m.dh)
Nin cilmiga asraarta yaqaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg