astaamayn
(m.f.dh)

eeg astaamee. ld astayn.

astaamayn
(m.dh)

(nax.) Astaamo lagu kala qaybiyo hadal qoran sida: hakad, joogsi, kolmo, bilo, laba dhibcood iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh astaamayn

astayn [m.dh]
ld astaamayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg