astaamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

Wax astaan u yeelid. ld astee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh astaamee

astaamayn [m.f.dh]
eeg astaamee. ld astayn.

astee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyey, -taysey)
ld astaamee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg