astayn
(m.dh)

ld astaamayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh astayn

astaamayn [m.f.dh]
eeg astaamee. ld astayn.

isle'eg-kiimikeed [m.l] (-gyo ..., m.dh)
(xis.) Hab loo muujiyo falgalka kiimikaad iyada oo lagu astaynayo summado saxarrada falgalaya (atammo, molikuyuullo, ayoonno iwm). Tusaale ahaan: x A + y B z C + w D . “Calaamadda waxa loo akhriyaa leebab”. Halka leeb waxa lagu isticmaalaa falgalka magedismaha ah, leebabka lammaanna falgalka gedismaha ah.

qor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn. 2. Cid shaqo siin. 3. Geed weel, ul iwm ka samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg