astaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

ld astaamaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh astaysan

astaamaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax astaan loo yeelay ahaansho. ld astaysan.

dhaqays [m.dh]
Toogashada bar astaysan la toogto.

dhaqayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Bar astaysan toog ku barasho.

garsurre [m.l]
Meel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog kor laysugu qaado taniyo inta meel astaysan garka laga soo surt.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg