astur
(m.l)

1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.

astur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh astur

qaawan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof aan dhar xirneyn ahaansho. 2. Dhisme, wax aan kor ka deydnayn ahaansho. 3. Hadal aan asturnayn ahaansho.

asturan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax la asturay noqosho.

asturan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la asturay ahaansho.

asturid [m.f.dh]
eeg astur². ld astur¹ (2).

asturmid [m.f.dh]
eeg asturan¹.

asturnaan [m.f.dh]
eeg asturan². ld asturnaansho.

asturnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asturnaan.

kashif [m.l]
1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg