asturan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la asturay noqosho.

asturan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la asturay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asturan

asturmid [m.f.dh]
eeg asturan¹.

asturnaan [m.f.dh]
eeg asturan². ld asturnaansho.

astur [m.l]
1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.

astur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg