asturid
(m.f.dh)

eeg astur². ld astur¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asturid

astur [m.l]
1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.

astur [m.l]
1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.

astur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg