awday
(e.we)

ld aaway.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awday

aaway [e.we]
Erey weyddiimeed, oo sida falka, mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.: awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay “xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye, away, awday.

shareeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Wax la qariyey noqosho. 2. Wax la awday noqosho.

shareeran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax la qariyey ahaansho. 2. Wax la awday ahaansho.

awd [m.l]
ld awdid.

awd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Meel bannaan ama daloosha buuxin; daboolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg