awdid
(m.f.dh)

eeg awd². ld awd¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awdid

awd [m.l]
ld awdid.

cawdid [m.f.dh]
eeg cawd².

dah [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-hay, -hday)
1. (f.g) Wax awdid. 2. (f.mg) Dhalasho.

dhabab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Meel duleesha awdid.

fooc-lalmada [m.l] (-cyo ..., m.l)
(daaw.) Fooc, sida badan san, oo ka baxa xuubka malaaska. Sida badan waxa laga helaa sanka iyo daaloollada kale oo sanka xiga, wuxu keenaa awdid, daloollada, infekshin muddo dheer iyo sandareer.

awd [m.l]
ld awdid.

awd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Meel bannaan ama daloosha buuxin; daboolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg