awlaad
(m.dh)

1. eeg weled. 2. Carruur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh awlaad

awlaadsasho [m.f.dh]
eeg awlaadso. ld awlaadsi.

awlaadsi [m.l]
ld awlaadsasho.

awlaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Duco Eebbe iyo werdi samayn.

waraso [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ubad la dhalay; awlaad; ilmo; dhal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg